Qaar ka mid Xildhibaanada Jubbaland oo kormeeray Garoonka Kubada Cagta ee Waamo

0
274

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Qaar ka mid ah Xildhibaanada dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa booqday garoonka kubadda cagta ee Waamo magaalada Kismaayo,waxayna kula kulmeen halkaasi bahda ciyaartooyda Jubbaland.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here