Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Suxufiyiinta Jubbaland oo kaashanaya Hay’adda UNSOM ayaa 30 wariye oo isugu jira wiilal iyo gabdho ku waas oo mid ah suxufiyiinta ka howl gala magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose u qabtay tababar ku saabsan xirfada aas aasiga ah ee Saxafiyiinta.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.