Qaar ka mid ah Wariayaasha Kismaayo oo loo qabtay tababar aqoon-kororsi ah

0
10
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay kulan aqoon korar si ah oo lagu baranayay xirfadaha kale duwan ee Digital ayaa waxaa loo qabtay qaar ka mid ah wariyayasha ka howgalo magaaalda kismaayo iyo kuwa ku shaqeesta aaaladah Internet-ka
Kulanka ayaaa waxaaa soo qabanqaabisay Ardaaga waxaan u faiidenayay ustaada Abdijalil Osman oo ka mid ah waryaasha ku shaqeesta ala’adaha kale duwan ee Internet-ka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here