Qaar ka mid ah Timo-jarayaasha Kismaayo oo ka hadlay sida ay uga taxadaraan Carona-virus

0
233

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xanuunka Covid-19 ayaa waxaa uu saameeyn ku sheeshay is dhax galka  bulshada si loo yareeyo faafitaanka cudurka.

Qaaar ka mid ah dhalinyarada ka shaqeyso goobaha Timo-jarayaasha ayaa waxa ay ka war bixinayeen qaabka ay u muujiyaan taxadarka Covid-19.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixin inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here