Qaar ka mid ah shaqalaha wasaradaha Jubbaland oo loo qabtay tababar

0
43

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaaaa waxaa maanta laga daahfuray tababar ku saabsan aqoon kororsi lagu baranayay ilaalinta badqabka bulshada ayaa waxana loo qabtay qaar ka mid ah shaqalaha wasaraddaha dowlad goboleedka Jubbaland Jubbaland tababarkan ayaa waxuu socon doonaa mudo sadax cisha ah waxana la faray ka soo qeybgalayaasha in ay ka faa’iidestaan inta uu socodo tababarka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here