Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Si loo xoojiyo isku xirnaanta waaxaha dakhliga ee Wasaaradaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayay Wasaaradda Maaliyada Dowlad Goboleedka ku dhawaad 30 ka mid ah madax waxeedyada maaliyadda ee wasaaradaha Jubbaland u furtay tababar Ku saabsanaa awood xoojinta mareeynta maaliyadeed ee dadweynaha.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.