Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Haweennka iyo xuquuqul insaanka Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa loo qabtay qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradaha kala duwan ee Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaana lagu baraayay ilaalinta xuquuqul Insaanka iyo sidii ay howl-wadeenada u diyaarin lahayeen warbixinada laxiriira xuquuqul Insaanka.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.