Qaar ka mid ah shacabka magaalada Kismaayo oo ka hadlay sara u kaca qiimaha maciishada iyo saamaaynta uu ku yeeshay

0
181
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-mudooyinkii ugu danbeeyay Suuqyada magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa ka jiray   sara u kac baahsan oo dhanka qiimaha maciishadda ah.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here