Qaar ka mid ah Saxafiyiinta Kismaayo oo Tababar uga furmay magaalada Kismaayo

0
242

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababarkaan oo socontoona mudo saddix Cisho ah ayaa loo qabtay qaar ka mid ah wariyayaasha ka howlgala Degmada Kismaayo ‘waxaana qabsoomida tabarkaan hirgalisay Xafiiska qaramada midoobey ee UNsom waaxdiisa xuquuqul insaanka.

Maanta intii uu socday tabatkaan aqoon kororsiga ah waxaa  lagu barat  casharo ku saabsan  Ka hortaga Xadgudubyada ka dhanka ah  xuquuqul Aadanaha sido kale waxaa  lagu bartay  casharo la xiriira anshaxa warbaahinta , xoriyada hadalka, waxyaabaha wariyayaasha ka reeban iyo waxyaabah ay xaqa uleeyihiin.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here