Barakacayaasha ku nool magaalada kismaayo oo la gaarsiiyay deeq Rrashin ah

0
73
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka dhalinyarada Ee Zajam oo ay ku midaysan yihiin dhalinyaro badan oo ku nool wadanka dibada iyo SRTV ayaa maanta Deeq rashin ah gaarsiiyay Qoysaska barakacaaysah ee ku nool Magaalada kismaayo deeqdaan ayaa isugu jirtay Bur Bariis sonkor timit iyo saliid waxaana qoys walibo raashinka Afurka u dheera Bacaha Roobka.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here