Qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Jubbaland oo baaq u diray DFS

0
299

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka deeganada Jubbaland ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay in dalka ay ka dhacdo doorasho loo wada dhanyahay.

Iyagoo dowladda Fadaraalka Soomaaliya ugu baaqay in ay xal waara ka gaarto khilaafyada jiro, si dalka iyo umada Soomaaliyeed loo hormariyo.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here