Qaar ka mid ah mas’uuliyiin ka tirsan Jubbland oo gaaray deegaanka Cabdilla Biroole

0
351

Kismaayo-(Idaacadda waamo)-Mas’uuliin ka kale soctay wasaaradaha waxbarshada iyo dhalinyrada Jubbland iyo qaar ka mid xildhibaanada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay gaareen Deegaanka Cabdalla Biroole oo qiyaastii 50km kaga beegan dhinac galbeed Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada hoose.

Ujeedka socdaalkan ayaa waxaa diiradda lagu saareyay baahiyaha Caafimaad ee ka jira deegaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here