Kismaayo (Idaacadda Waamo)- iyadoo dhawaan maamulka dowlada hoose ee Degmada kismaayo ay xareeyeen dhamaan xoolihii dhex joogay Magaalada ayaa ganacsatada Magaalada Kismaayo gaar ahaan kuwa ka ganacsada qudaarta waxaa ay soo dhaweeyeen tilaabada ay qaatay dowlada hoose ee lagu aruuriyay xooli ku dayacnaa Magaalada dhexdeeda .
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warkaan inoo diyaarisay.