Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa soo saartay go`aano cusub oo dhanka Waxbarashada, waxaana soo dhaweeyay qaar ka mid ah maamulayaasha Iskuulada Degamada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.