Qaar ka mid ah Kalluumeeysatada Kismaayo oo Loo qeybiyay Agabyo kala duwan

0
209
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadkaan oo loo qeybiyay agab kala duwan ayaa waxaa ay ka shaqeeystaan Suuqyada lagu iibiya Kalluunka ee magaalada Kismaayo.
Qaboojiyasha lagu keediyo Kalluunka ,dharka lagu talagalay dadka ka ganacsada n ay ku shaqeeyaan ayaa waxaa loo qeybiyay qaar ka mid ganacsatada kalluumeeysatada ah ee ku nool magaalada Kismaayo.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here