kismaayo(Idaacada Waamo)Qaar ka mid ah Jaziiradaha dhaca gobalka Jubada Hoose ee hoos taga degmada Badhaadhe ayaa waxaa gudaha u galay biyaha bada.
Waxaa ay Biyuhu galeen in kabadan 20 Tuullo sida uu sheegay Wasiir ku xigeenka wasaarada kalluumeysiga iyo kheyraadka bada Jubbaland Cumar Ooboow oo booqasho ku tagay deegaanadaas.