Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo Ka bilowdey qaybtinta manhajka Waxbarashada Fasalka 12aad ee dugsiga Sare ee dalka, waxaana manhajkan la gaarsiiyey Iskuulo dhowr oo uu kamid yahay iskuulka Abdallahi Deerow ee magaalada Baydhabo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.