Qaar ka mid ah Haweenka Magaalada Kismaayo oo ka hadlay Doorkooda ee Dhameeystirka Dastuurka KMG ee Dalka

0
266

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka soomaaliyeed ayaa ah ku soo shaqeeyey  duruufo adag ka dib bur burkii dalka soomaray,Haweenka ayaa haatan sameeynayo dadaalo badan ku waas oo ay ku muujinayaan sida ay kaalin ugu yeelan lahayeen dhameystirka dastuurka Soomaaliya ee qabyo qoraalka ah.

Idil Abdiqaadir waxaa ay ka mid tahay gabdhaha aqoon yahanada ah ee degmada kismaayo waxaa ay ka warameysa muuhimada ay leedahay in Haweenka ay qeyb uga yeeshaan dhameeystirka Dastuurka Dalka.

Dhanka kale Cadar Juraati oo ah Afhayeenka Dalada Nabadeeynta Degmada kismaayo ayaa aaminsan in Haweenka ay kulamo badan ka soo qeyb qaateen oo looga hadlaayay dhameystirka dastuurka ayna waxbadan ka badali karaan.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here