Qaar ka mid ah Haweenka magaalada Kismaayo oo ka hadlay dhibaatada Gudniinka Fircooniga ah

0
257

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudniinka loo yaqaano furciniga ayaa ah caado dhaqameed looga dhaqmo wadamo badan oo ay soomaaliya ka mid tahay waxaana lagu sameeyaa gudniinkaan gabdhaha yar ee da doodu u dhaxayso 5 ilaa 12 iyo wixii ka sareeya.

Hay’adaho ay kamid yihiin WHO iyoUNICEF, Waxay Gudniinkan ku qeexeen inu yahay  Qaliin halis ah, oo  lagu jarayo qaybo kamida ama dhamaan  Xubinka taranka ee Gabdhaha yar-yar, sabao laxidhiidha caado dhaqameed,sidoo kale wadamada ay dadkoodu halista ugu jiraan gudniinka firconiga ayaa la sheeyay in soomaaliya ka mid tahay .

Bahda caafimaadku waxaa ay shegeen In kabadan Laba Milyan oo hablo ah inGudniinkan lagu sameeysa sanadkasta, Badana Dadkaasi waxay ku noolyihiin Qaaradda Africa iyo Qaybo kamid ah Wadamada carabta.

Dumarka Soomaaliyeed ee lagu sameeyo gudniinkaan ayaa la kulma dhibaatooyin badan sida ay noo sheegatay Caasho Cabdullahi oo uu nolosheeda saamaayn ku yeeshay gudniinkaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here