Qaar ka mid ah Haweenka Magaalada Kismaayo oo bogaadiyay Kaalintii ay Jubbaland ka gashay Imtixaanaadka Dalka

0
262

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Imtixaadki dugsiyada sare dalka ee ay sanadkaan qaaday Dowlada Fedaraalka Soomaaliya ayaa Dowlada Goboleedka Jubbaland waxaa ay ka gashay kaalin wanaagsan.

Hadaba qaar ka mid ah Haweenka ku nool Magaalada Kismaayo ayaa bahda waxbarashada Jubbaland ku bogaadiyay kaalinta wanaagsan ee ay imtaxaanka sanadkaan Jubbaland ka gashay, iyadoo ay jireen culaysyo ka dhashay caabuqa Covid-19 .

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here