Qaar ka mid ah Haweenka ku nool Kismaayo oo ku baaqay in Caruurta la baro Hidaha iyo Dhaqanka Soomaalida

0
318

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Burburkii dalka ka dhacay sodon sano ka hor waxaa uu sababay in jiilalkii soo hana qaaday wixii burburkii ka danbeeyay aysan wax badan ka fahamin waxyaabo badan oo ka mid ah dhaqanka ay Soomaalidu leedahay.

Dhaqan badalka ku dhacay qaar badan oo ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed waxaa sabab u ah wacyigalinta ay helaan da’yarta Soomaaliyeed oo aad u yar iyo isticmaalka Tiknoolajiyadda casriga ah oo u fududeeysay in ay la qabsadaan dhaqammo kale.

Xamdi Maxammed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here