Qaar ka mid ah Haweenka Kismaayo oo ka waramay hormarada ay ka sameeyeen Ganacsiga

0
271

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa ah kuwo  kaalin muhiim ah kaga jira arimaha horumarinta bulshada sida dib u dhiska dalka ,ilaalinta Nabadda iyo kobaca dhaqaalaha .

Sido kale Dumarka Soomaaliyeed waxaay door wayn ka qaataan horumarinta Ganacsiga iyagoo badankoodu ay mas’uuliyad gaar ah iska saara sidii ay ku maarayn lahaayeen nolosha Qoysaskooda ,waxaa magaalada kismaayo ku nool Haween badan oo siyaabo kala duwan u ganacsada soona kordhiyay adeegyo ganacsi oo bulshada faa’iido u leh.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here