Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka ka soo barakacay deeganada gobalka Jubbada hoose oo sameeyn ku yeelatay abaarta ayaa waxa ay soo maciin bideen duleedka degmada Kismaayo,dadkan ayaa waxa ay u badan yihiin haween iyo carruur,kuwaasoo ay ka muuqato duruuf badan
Qaar ka mid ah Haweenka ku nool magaalada Kismaayo oo iskood isku xil qaamay ayaa dadkan gaarsiiyey adeeg iskugu jira noocyo kala duwan,iyagoona bulshada Soomaaliyeed ka codsaday in dadka abaarta saameysay la soo caawiyo.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.