Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda kalluumaysiga iyo harumarinta Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada hoose Tababar ugu qabatay ilaa 40-haween ah kuwaas oo laga soo xulay qaar kamid ah iskashatoyinka kalunka ee Degmada Kismaayo.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.