Qaar ka mid ah Haweenka iibiya kaluunka Magalada kismaayo  oo maalgalin loo sameeyay

0
382
Kismaayo(Waamo Radio)Qaar ka mid ah haweenka ka ganacsada kaluunka Kismaayo ayaa maal galin dhaqaale ka helay Hay’ada GIZ
Faadumo Cabdi Magan Waxa ay Ka mid tahay haweenka ka faa’ideytay maalgalinta ay bixisay hay’ada waxa ay ka warameysa waxa iska badalay ganacsigeeda ka dib markii ay heshay maalgalin
Dhanka kale Maryan Cabdi Xuseen Waxa ay Ka mid tahay dadka ka faa’ideystay mashruuca kor logu qaadayo ganacsiyada yar yar waxana ay magalada ku leedahay maqayad ay ku iibiso maalinti kaluun garayo ilaa 15 kiilo waxa ay ka warameysa waxa iska badalay nolasheeda iyo waliba sida ay bulshada u jacel yihiin kaluunka.
Waxaa warbixintaan inoo hays:-Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here