Qaar ka mid ah Haweenka dhawarka ku soo qaada xawada oo codsaday in lugu caawiyo Gari dameer

0
350
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Haweenka  kunool kaamka barkacayasha ee maglaada kismaaya waxaa ay qaarkooda dabka ku shitaan qoryo ay ka soo gurteen duleedka Maglaada Kismaayo madam aysan awoodin hoyoyinka inaye soo iibsadaan qoryaha lugu shita dabka.
Waxaa ay sidoo kale danta baday  iygoo kooxa ah inaye aadan duleedka maglaada kismaaya si halkaas ugu soo gurtaan xaawo ay ilmahood dabka ugu shidaan.
Dhibatooyin badan ayey la kulmaan hoyoyinka kolka ay soo guranayaan Qoryaha iygoo ay masaafo  badan u soo maryaan .
inta badan waa aysoo lugeyaan, mararka qaaran waxaa laga yabaa in aysan heesanin cuno ay wax  ku karsadan  .
Qaarkood xawada dhawarka ay ku soo qadeen ayey ka ganacsadaan    si ay nolasha caruurtood ugu mareyaan.
Qaar kamid ah hooyoyinka soo gurtay qoryaha oo aan kulakulamay kaamka Halgan koow  ayaa waxaa ay iga warbixiyeen  sida ay nolashood ugu mareyaan .
Abdinoor Samriye ,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here