Qaar ka mid ah Haweenka Degmada Kismaayo oo bulshada ugu baaqay  in ay qaataan Fariimaha Wacyigalinta Covid-19. 

0
384
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ka dib markii uu  cudurka Korono feyras uu markii sadaxaad uu ka bilwaday Dalka ayaa waxaa maalmihii ugu dambeeyay deegaanada Jubbaland laga diwaan galiyay kiisas  ku saabsan caabuqa safmarka ah ee caronavirus,

Qaar ka mid ah haweenka degmada Kismaayo ayaa ugu baqay bulshada in taxadaraan faafintaanka cudurka.

Abdinoor Samriye :- ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here