Qaar ka mid ah Hablaha waxbartay ee magaalada Kismaayo oo ka hadlay caqabadaha ka heysta fursadaha shaqooyinka

0
435

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Qaar ka mid ah Dumarka waxbartay ee ku nool magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay caqabadaha ka heysta fursadaha shaqooyinka,oo dumarka ay aad uga yaryihiin marka loo eego Raga.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here