Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababar ku saabsan dhowrista xuquuqul aadanaha ayaa hay’adda UNISOM waxa ay u qabatay qaar ka mid ah guddiyada joogtada ah ee Baarlaamka Jubbaland,Tabarkan ayaa waxa uu soconayaa mudo sedax maalmood ah.
Gudiyada loo qabtay tabbarka ayaa kala ah gudigga Arimaha gudaha iyo Amniga,Gudigga Arrimaha haweenka iyo xuquuqul insaanka iyo Gudigga Cadaalada Dastuurka iyo Arimaha Diinta.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.