Qaar ka mid ah garyaqaanada Jubbaland oo tababar loo furay

0
334
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Si sare loogu qaado aqoonta iyo xirfadaha garyaqaanada dowlad goboleedka Jubbaland gaar ahaan magaalada kismaayo ayaa waxaa loo furay tababarĀ  socon doono muddo 8 maalin ah.
waxaana tababarkaan soo qaban qaabiyay Gudiga golaha garsoorka eeĀ  dowlad goboleedka Jubbaland iyadoona mudada uu socdo tababarkaan ay bixin doonan tababarayaal iyo garyaqaano heer fadaraal ah.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here