Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bangiga Amal Faraciisa magaalada Kismaayo ayaa Tababar u qabtay Ganacsatada magaalada Kismaayo iyo qaar ka mid ah Dhalinyarad rabta in ay hadda Sameeystaan Ganacsiyo u gaar ah.
Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.