Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo marka Lammaanayaasha ubadka isku dhalay furriin ka dhex dhaco ay ka dhalato saameyn,ayaa hadana midda ugu weyn ku reebta Caruurta oo waxbarashadooda iyo noloshoodaba hoos u dhac ku yimaado,maadama mararka qaar Caruurta labada Waalid midkood uu raacayo.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.