Qaar ka mid ah gabdhaha Kismaayo oo ka hadlay caqabadaha ay gabdhuhu la kulmaan marka ay shaqo codsadaan

0
347

Kismaayo-(Idaacadda Wamo)-Sanadihii danbe gabdha soomaaliyeed waxaa ay ahaayeen kuwo dadaal ugu jira sidii ay wax u baranlahayeen si ay noloshooda u horumariyaan aqoon toodana wax ugu qabsadaan.

Balse gabdhaha intooda badan marka ay wax barashada heer fiican ka garaan waxaa ay caqabad kala kulmaan helida shaqooyinka ay ku haminayeen mudadii ay wax baranayeen taas oo ay niyad jab ka dhaxli karaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here