Qaar ka mid ah dhaqaatiirta magaalada Kismaayo oo ka hadlay Xanuunka halista ah ee Kansarka

0
329

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xanuunka kansarka waa xanuun ku dhaca dhamaan bulshada caalamka,iyadoona bukaanada uu ku dhaco xanuunkan ay dhaqaatiirta guud ahaan ay la tacaalaan xaaladooda caafimaad si wax looga qabto.

Kansarka ayaa waxa uu ku dhacaa qaybo badan oo ka mid ah jirka sida dhuunta,naasaha,sambabada iyo qaybo kaloo badan oo ka mid ah jirka bina aadamka.

Waxyaabaha sababa ayaa sida dhaqaatiirta caafimaadka ay sheegtay ayaa waxaa ka mid ah sigaar cabista badanĀ  iyo dawooyinka kiimikada ah ee dumarka u isticmaalaan is qur xinta.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here