Qaar ka mid ah Dhaqaatiirta Kismaayo oo ka hadlay saabsan Nafaqada Hooyada iyo Dhallaanka

0
93

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay dood wadaag ku saabsan Nafaqada Hooyada iyo Dhallaanka, iyo kunka maalmood qaabka ilmaha loo nafaqayn karo, si’uu caafimadkiisa iyo korriinkiisa u hagaago.

Dooda  waxaa ka qeyb galay dhaqaatiir, Aqoonyahano iyo bulshada qeybaheeda kala duwan waxaana dooda lagu lafa guray moqduuc ku saabsan Nafaqada Hooyada iyo Dhallaanka taas oo ah mid muhiim inoo ah haddaan nahay dadka Soomaaliyeed.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here