Qaar Ka mid ah Dhalinyrada timaha ka jara magaalada Kismaayo oo ka Warbixiyay faa’iidoyinka ay ka helaan suuqa.

0
355

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kismaayo ku nool dhalinyaro badan ย oo ka shaqeesta faramooyin ย kale duwan si ay ugu ku mareeyo nolashooda

Farsamada tima jirada ayaa waxa ay u noqtay ย qaar ka mid dhalinyrada kunool Magaalada Kismaayo ย u naqotay shaqa abuur.

Tima jaraha Somali Star waxaa ka shaqeeyo dhalinyaro badan ย oo ka raadsada nolasha qutul-yonkooda ,iyagoo u jaraan ย dadka jacel in loo jaro timaha waxiyn tasi ay yarenesaa shaqa la’aanta ย heesta qaar kamid ah dhalinyrada ku nool magaalada Kismaayo.

Hadaba mar’aan cod qabdka Idacada Waamo aan la dhexe qaaday qaar kamid ah dhalinyarada ka shaqeesa ย Tima Jarah Somali Star ayaa waxay iga warbixiyeen sida ay ugu shaqestaan Farsamada Tima jarida.
Abdinoor Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here