Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Heerka shaqo la’aanta dhalinyarada waxbaratay ee magaalada Kismaayo ayaa sii kordhaysa, xilli ay sii badnaso tirada dhaliyarada ka qalin jabinaysa jaamacadaha ku yalla magaalada.
Sanadkan oo kaliya jaamacadaha Kismaayo waxaa ka baxay in ka badan boqolal arday, sidaas oo ay tahay ma helaan shaqooyinkii ay ku taami jireen marka ay waxbarashada dhameeystaan.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.