Qaar ka mid ah dhalinyrada ka shaqeysta farsamada gacanta oo ka warbixiyay shaqooyinka ay qabtaan

0
432

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa isoo taraayo dhalinyaro ka gaaray Hormaro dhinac faryamada Al-waaxyada laga sameeyo iyadoo ay ka sameeyaan   kuraas , sariiro  iyo adeeggaya kale,faryamadan gacanta waxaa ay dhalinyaradan ku soo kordhiyeen inaye  u shaqeyaan qaar ka mid ah dhalinyrada kunool magalaada Kismaayo.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here