Qaar ka mid ah Dhalinyarada Magaalada Kismaayo oo ka hadlay dhibaatooyinka laga dhaxlo Qabyaaladda

0
257

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qabiilku waxaa uu bulshada Somaliyeed u horseeday in dadka ay kala fogaadaan oo walibo waxyaabo badan ay ku heshiin waayaan sida biyaha iyo daaqa iyo  deegaanka.

Qabiilka ayaa ah mid loogu tala galay kaliya in bulshada isku aqoonsato inkastoo bulshada Soomaaliyeed hadda si qaldan u isticmaalaan,hadaba Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool magaalada kismaayo ayaa waxa ay ka hadleen dhibaatooyinka uu leeyahay Qabiilka ama qabyaalada iyo waliba saameynta uu bulshada dhexdeeda ku leeyahay.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here