Qaar ka mid ah dhalinyarada magaalada Kismaayo oo ka hadlay dhibaatada isticmaalka mukhaadaraadka

0
396

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah dhalinyarada magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose ayaa ka digay dhibaatada ka dhalan karta isticmaalka mukhaadaraadka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here