Qaar ka mid ah Dhalinyarada Magaalada Kismaayo oo aragtidooda ka dhiibtay ka qeyb galka Siyaasadda ee Dhalinyarada

0
253

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Qaar ka mid ah dhalinyarada aqoonyahanada ah ee ku nool magaalada Kismaayo oo la hadlay Idaacadda Waamo,ayaa aragtidooda ka dhiibtay ka qeyb galka Siyaasada iyo dhalinyarad.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here