Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa baraha bulshada waxa ay u isticmaalaan siyaabo kala duwan qaar ka mid ah ayaa wax wanaagsan ka faa’iiday baraha bulshada ay ku wada xiriirto halka qaar kalana ay ku soo bandhigaan ama ay kala socdaan waxyaabo aan wanaagsaneyn.
Hadaba mid ka mid ah dhalinyarada ku nool Kismaayo ayaa ka waramaya saameynta dhalinta uu ku yeeshay baraha bulshada.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.