Qaar ka mid ah Dhalinyarada ku nool Kismaayo oo ka hadlay muhiimada Nadaafada u leedahay deegaanka

0
244
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Nadaafadda deegaanka waxa ay ka qeyb qaadataa yareeynta cudurada ka dhasha Nadaafad dara waxa ayna kor u qaaddaa bilicda deegaanka.
Qaar ka mid ah dhalinyarada ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sharaxaad ka bixinayaan muhiimadda Nadaafadda u leedahay dadka deegaanka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here