Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa waxa ay xoogga saaraan sidii dalka loo hormarin lahaa, iyagoo sameeya is-xilqaan ku adaan kor u qaadidda bilicda deegaanka .
Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada kismaayo ayaa faafaahin ka bixinaya doorka muhiimka ah ee ay dhalinta ka qaataan dib u dhiska dalka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.