Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Boqolkiibo toodobaatan iyo shan dadka soomaliyeed waa dhalinyaro kuwaas oo ah xubin u muhiim ah bulshada waxaana dadka qaar ay sheegaan in dhalinyarada ay yihiin dadka oogu badan ee Looso adeegsaday colaadihii sokeeye ee dalkena kadhacay.
Qaar ka mida ah dhalinyarada Aqoonyahanka ah ee gudaha dalka wax ku baratay oo ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay dowrka ay dhalinyarada Soomaliyeed ku leeyihin nabadda iyo dib u hishiisiinta iyo dhibatada ay qabyalada ku reebtay Soomaalida
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.