Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wixii ka dambeeyay burburkii Dowladii dhexe ee dalka waxaa mesha ka baxay waxbarashadii lacag la’aanta ahayd.
Inta badana iskuulada hada dalka kajira waa kuwo gaar loo leeyahay waxaana ardayda wax Kabarta iskuulada gaarka looleyahay laga qaada lacag bile ah.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.