Qaar ka mid ah Dhalinyarada Kismaayo oo fursado shaqo ka helay Shirkada Tagaasida ee ka howl-gala Kismaayo

0
280
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada waa kuwo marwalba raadiya shaqooyin ay noloshooda iyo tan qoyskooda ka dabaraan, waxaana waayadii dambe ay ka cabanayeen shaqo la,aan  dalka ka jirto.
Qaar ma mid ah Dhalinyarada ku nool magaalada kismaayo  ayaa waayadii dambe ay helayeen shaqooyin  ay noloshooda iyo walibo tan qoysaskooda ka maareeyn karaan,Waxayna qaarkood shaqooyinkaasi ka heleen shirkadaha Tagaasida oo magaalada kismaayo ku soo badanaya, kuwaasio darawallo u ah oo gawaarida u kaxeeya kana soo  dhacsado qiutul yoomkooda.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here