Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada soomaaliyeed ee ku nool gudaha soomaaliya waxaa haysta caqabado badan oo ay shaqo la,aanta wadanka ka jirta koow ka tahay.
In kastoo dhalinyarada badan koodu ay ku dadaalaan inaay wax bartaan hadana wax sahlan ma ahan in markaay Jaamacadaha ka baxaan ay helaan shaqooyin u qalma.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.