Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo Gobollo badan oo wadanka ah ay xilligaan ka jiraan xaalado Abaar oo aad u daran ayaa waxaa jiro in meelaha qaar ay dadka iyo duunyada halis ugu jiraan in ay u dhamadaan Biyo la’aanta ka jirto,qaar ka mid ah mas’uuliyiinta Golayaasha dhalinyarada heer State iyo heer Degmo oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Waamo ayaa ka hadlay xaaladaha Abaareed ee ka jirto Gobolada dalka gaar ahaan deeganada Jubbaland.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.