Qaar ka mid ah Dhalinyarada Aqoonyahanada ah ee magaalada Kismaayo oo Fariin u diray Bulshada

0
312

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Qaar ka mid ah dhalin yarada aqoonyahanada ah ee ku nool magaalada Kismaayo,ayaa waxay bulshada ugu baaqeen in ay raacaan talooyinka iyo awaamiirta dowlada ee la xiriirta Cudurka Carona-virus.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here